Saxaafada Ma loo baran karaa sida xerta?

January 30, 2007

Riyadh: Culimadeenni hore ee masaajidda ku daalacan jirtay diinta iyo luqadda
carabiga ayaa lagu xaman jiray inay dadaal ballaadhan ku bixiyaan barashada
xeerarka luqadda carabiga iyo qawaaniinteeda (Naxwaha) Continue reading

Taagan Daba Dheer Talo Maxaad U Haysaa???

Bari barkhadeed oo baryaha kamid ah ayaan waxaan lakulmay, Dabagaale dabaaldagaya oo
dabaaldagiisa lamoodo inuu doog u soobaxayiyo daldalaayo jaleelo iyo Bakayle barooranaya oo
baroortiisa lamoodo inuu bahal bawdada haysto. Continue reading

Taagan Daba Dheer Talo Maxaad U Haysaa???

Bari barkhadeed oo baryaha kamid ah ayaan waxaan lakulmay, Dabagaale dabaaldagaya oo
dabaaldagiisa lamoodo inuu doog u soobaxayiyo daldalaayo jaleelo iyo Bakayle barooranaya oo
baroortiisa lamoodo inuu bahal bawdada haysto. Continue reading

Ictiraaf Aan Dani Inoogu Jirin Haku Daalina Reer Awdaloow!!!

20 January, 2007 – By Omar Sulthan:  

dhamaan akhristayaal waad salaamantahiin.
awdal oo ah gobal kamida soomali wayn ayse marin habaa biyeen danaystayaal
ujeedooyin gaara leh, iyagoo aanan marna kafiirsan hoosna u eegin cawaaqib xumada
kadanbaysa u adeega cadawga gobolka awdal, iyagoo meel kaga dhacay sharaftii iyo
karaamadii samaroon kulahaa mushtamaca soomaaliyeed, islamarkaana cirka kulaalay
danihii samaroon qabsan lahaa iyagoo u adeegaya una afduuban dad qabiilo kale ku
adeegtaan sida qabiilka Bariga Galoolay aan xuduuda ka wadaagno.

waxaan leenahay waa qoomama iyo ciil inaad danyarta samaroon ku adeegataan oo
aad soo tubtaan gegooyinka aanad afkooga kaboobtaan ictaraaf aanay awdal gayin
maanta. waa guul daro iyo ciil anaad ku tumataan xuquuqdii gobol kani lahaa, idinkoo
kuhaya cabudhin iyo caga juglayn dadka afkaar toodu ka fogtahay gobolaysi iyo in
soomaali lakala qayb qaybiyo.

gobolka awdal waa hooyadii iyo aabihii soomaaliyeed. waa macalinkii
umadasoomaaliyeed. noqona mayso meel hargaysa looga taliyo, waxaan leeyahay kuwa
u haqal taagaya in la ictiraafo soomaaliland waad riyoo naysaan waana sacab ay timo
kasoo boxeen. waxaan idunkula talinayaa ka daaya dadka mirin habawga, runtana
usheega dadka. in umada samaroon ayku abtirsadaan soomaliya qalbigoodana ay ku
qoran tahay u sheega.

waxaana idin la gudboon inaad ku dhaqaaqdaan wixii aan dantiina ahayn.
waxaana kamida, hadii ay idinka dhabtahay diimuqraadiga aad sheegaysaan.
waxaa ka maqan dhul umada samaroon ha laga hadlo taas waxaa kamaqan khayraad
koodi bada oo ay ka dariiq iyo cusbitaal laayihiin; waxaa ka maqan shaqooyin oo
gidaaraday wada tuban yiihiin kumaam kum samaroonihi; waxaa kamaqan kii wax
uqaban lahaa oo gidaar fadhiya waxna aan hayn maanta.

waxaa ka horeeya cictiraaf raadinta dulmiga gobolka ku habsaday inaad wax
kaqabataan. dulmigaasi meel kale kama iman oo qabiil qabiil kale wax ka qaadi kara
ayaa iska yar ee laakiin nin inaga mid ah ayaa lugta ina haya oo ina kala ja-jabiyey.
waxa ka mid ah kuwo aan maamul loo dhiibteen haddii ay dimoqraadiyadi dhab tahay:
badha saabka gobolka awdal yaa soo doortay muxuuse aqoon wataa uu umadan
magaca waynle uu hormood ugu yahay. taasi ma diimuqraadiy baa?
waxaan u sheegayaa waxgaradka iyo samaroon dhamaan tii.
danteenu waa gobolka awdal iyo meelkastoo ay degan yihiin samaroon daryeel keeda
iyo wax u qabadkooda, danteena maaha inaan isku daalino ictiraaf aanay dani inoogu
jirin.

Omar Sulthan
omarsulthan@yahoo.com

ictiraaf aan dani inoogu jirin haku daalina reer Awdaloow!!!!!!!

dhamaan akhristayaal waad salaamantahiin. awdal oo ah gobal kamida soomali wayn ayse marin habaa biyeen danaystayaal ujeedooyin gaara leh, iyagoo aanan marna kafiirsan hoosna u eegin cawaaqib xumada Continue reading

Protected: sawiro

siradceli.jpg

siradceli.jpg

sawiro

A letter wrote by Menelik of Ethiopia to Europeans:

A politician thinks of the next election; a statesman thinks of the next generation”.   

Being desirous to make known to our friends the Powers (Sovereigns) of Europe the boundaries of Ethiopia, we have addressed also to you (your Majesty) the present letter.
These are the boundaries of Ethiopia: Continue reading

GUDUN YAHAY HADAAN BADHLKAY KUGU JIRIN IMA AAD GOYN LAHAYN!

January 6, 2007- by Mawlid M. Dhagaxliqe: Maxay ku dhacaday in aan awoodeena qaranimo iyo
xaquuqdeena muujin wayno inagoo ah qoomiyada ugu da’da wayn Somalida ee ku nool
min-Djibouti ilaa Harar. min Baki (albaabka buuraha Golis) ilaa Galoolay (Hargeysa dusheeda iyo
weliba Hargeysa lafteeda ku dhaqan)? Continue reading

Saxeexa Qaraarka Lughaya

Baaq lagu taageerayo xildhibaanada iyo odaydhaqameedyada Lughaya qaraarka ay ugu
doodayaan sidii loo ilaalin lahaa khayraadka xeebaha gobolka Awdal dadka gobolka
deganina ay uga faa’iidaysan lahaayeen.

Continue reading