Contact Us

Saylicipress@gmail.com

awdallandi@yahoo.ca

wixii fariimo ah noogu soo gudbiya e-mailadaa kor ku xusan 

Send your comments and articles to above E-mail addresses

2 Comments

  1. Asalaamu Alykum Warahmatulaahi Wabarakaatuhu .
    anakoo ah jaaliyada ku nool wadanka south africa halkan waxaanu hanbalyo iyo boogaadin u diraynaa dhamaan ardayda ka qalin jabisay jaamacada camuud qaybta caafimaadka
    gar ahaan Dr Mustafe Mohomed Ahmed oo ka mid ah ardayda ka qalin jabisay caafimaadka
    hanbalyo hanbalyo

    Jaaliyada ree Awdal ee ku nool Wadanka South Africa

    1 Abdi Fatah MNohomed Ahmed
    2 Hassan mohomed Hassan
    3 Nimcan Nouh Ibrahim
    4 Guled Hasan Ahmed
    5 Ilyas mohomud aaden
    iyo dhaman dhalinyarada kale ee ku nool South Africa daafaheeda kala duwan
    waxaanu si gaar ah ugu mahad celinaynaa marka hore Illaaheena wayn ee waaxidka ah ee ino Sahlay in aynu wadankeena waxa ku barano, mar labad Pro Sulayman Ahmed Guled oo ah ninka kaliya ee assaasay jaamacada camuud waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu caafimaad qab iyo cimri dhereerr iyo Janada fardowsa Insha alaah

    • HI , WALAAL HAMBALYOO. I AM VERY GLAD TO LEARN MY PROVINCE . I AM BORN AND GROW UP IN DJIBOUTI.


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a comment