Dhimasho iyo Dhaawacyo ka Dhacay Suuqa Waaheeen ee Magaalada Hargeysa

Hal qof ayaa ku dhintay halka Laba kallena ay ku dhaawacmeen ka dib markii ay Ciidanka Amaanku Continue reading

Madaxweyne Kuxigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland eng. Saylici oo Dadka Kubaraarujiyay Nabadgalyadda Dalka

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta ka qayb galay carwo lagu soo bandhigayay qaybaha farxahxnimadda, Continue reading

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2012

Fadhigii Golaha Wasiirradda Somaliland, ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda xukuumadda dhexe ee sanadka 2012-ka, taasi oo odoraskeedu dhan yahay 640,920,898,136 shilin, taasi oo sida la sheegay miisaaniyaddii kal-hore ka badan 29.56%. Continue reading

London Conference on Somalia – David Cameron’s Welcome Colonial Arrogance

It was arrogance, sheer arrogance of colonial times; another British PM in the 21st century dictating his terms to a beleaguered African nation.

David Cameron buoyed by his victory in Libya wanted an international endorsement to air bomb Somalia under the pretext of fighting Al Shabab and Piracy but in real truth he wanted to address domestic concerns: read Olympics, economic hardships, British tourism in Kenya, future oil & mineral prospects and home security, genuine interests indeed against genuine threats coming from a poor Horn of African nation. It was unacceptable, genuinely unacceptable.

Continue reading

Xisbiga Kulmiye oo Magacaabay Gudida Ololaha Doorashada ee Qurbojooga

Osmana Sahardiid Adaani (Xidhiidhiyaha Qurbajooga Kulmiye)

Iyadoo la tixgalinayo ahmiyadda dheeraadka ah ee ay leedahay doorashada madaxtooyadu, lana midaynayo waxqabadka xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee qurbaha.  Continue reading

Somali Conference: Condemned if Somaliland Participates in—Condemned If It Abstains from the Meeting

Little doubt remains that the International community would continue hosting as many Somali peace conferences as there are Somali warlords. And time and time again, attempts to transform Somali “leaders” from vicious warmongers to humble peace-lords would prove a futile effort. In other words, just as Thomas Alva Edison failed 1000 times before succeeding Continue reading

The Imperial Way: US Decline in Perspective By Noam Chomsky

”]

This is the second of a two-part article by Noam Chomsky on the decline of US power. You can read the first parthere.

Continue reading

Xafladii Madaxweynaha Somaliland Loogu Qabtay London Shirkii London Kadib 25 Feb 2012 :Kabogo


Dhagarqabe Cawar Xareed oo Gacanta Lagu Dhigay

Hawl-gal Balaadhan oo ciidamada Booliska Gabiley ka Fuliyeen Gudaha Magaalada Gabiley ayaa goor dhawayd lagu soo Qabtay Maxamed Maxamuud Cawaale (Cawar Xareed) oo ka mid ahaa Eedaysanayaashii Dilkii Seemaal ka dhacay dabayaaqadii sanadkii tagay. Continue reading

Dhagayso Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ee Shirkii London


[audio:http://www.saylicipress.net/opinion101/wp-content/uploads/2012/02/Home-Page4.mp3|titles=madaxweyne siilaanyo]