M/kuxigeenka Somaliland Saylici Oo Maanta Gaadhey Dhulkii Awoowyaashii Ee Jabuuti iyo Dileyta Maxamed Oo Kusoo Dhaweeyay

 

 

 

 

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta u kictimaya Dalka Jabuuti.

Continue reading

Dugsiga Sare ee Muse Rabile Good, Baki oo Qaybo Cusub Loo Dhisay

BBC oo ka Warbixisay Warshada Cabitaanka ee Somaliland iyo Horumarka Dalku Gaadhay

Video: Dugsiga Sare ee Hoyga Geb oo Caawin Gaadhay Kana Warbixyeen Telefishanka Caalamige ee Dalalka Carabtu

GEB, SELEL – Dugsiga sare ee hoyga Geb oo si caalamiya loo siyaartay loona soo bandhigay sidii wax looga Continue reading

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan (saylici) Oo Socdaal Ku Tagi Doona Dalka Djibouti iyo Sobobta

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa lagu wadaa in uu maalmaha soo socda u anba-baxo dalka Djabouti isagoo casumaad rasmi ah ka helay Maxweynaha Jamhuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumer Geelle. Continue reading

Madaxwayne Silanyo oo Dhagax Dhigay Qayb Cusub oo Airportka Hargeisa Lagu Darayo

Hargaysa-(Lug)-Madaxweynaha Mudane Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhagax jebin ku sameeyey Madaarka caasimadda Hargaysa oo laga bilaabay hawl dib u dhis ah oo balaadhan oo lagu qolof ridayo dhabadda diyaaruhu ka haadaan (Run-way)-ga.

Continue reading

Hanbalyo – Axmed Cisman Ducaale iyo Khadra Xuseen Samaale oo Wiil ugu Dhashay Magaalada London, UK

LONDON – UK: Bahda SayliciPress iyo asxaabtoodu waxay Hanbalyo u gudbinayaan Axmed Cisman Ducaale iyo Khdra Xuseen Samaale (Rabiish) oo wiil ugu dhashay magaalada London ee dalka England. Wiilkii lagu nastee diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisa anfaca ilaahay haka dhigo aaamiiin;

Somalia Fighting Kills at Least Five, Journalist Shot Dead

MOGADISHU – At least five people were killed when a shell hit the minibus they were using to flee fighting in a town north west of the capital, as African Union and government soldiers intensify their fight against al Shabaab militants.
Continue reading

Dhageyso: Amaal Xaaji Miisaan Oo Kahadlaysa Eedaymaha Been Abuurka Ee Lagu Baahiyey Shabakadaha Qaarkood


[audio:http://www.saylicipress.net/opinion101/wp-content/uploads/2012/05/amal-xaaji-miisaan.mp3|titles=amal xaaji miisaan]

Video: Xafladii Ottawa ee Somaliland iyo Cawale Adan