The President Obama Answered in the First-ever Completely Virtual Interview From the White House, Presented by YouTube and Google+.

Somali Islamist Rebels Ban International Red Cross

MOGADISHU — Somalia’s Islamist Shebab rebels on Monday banned the International Committee of the Red Cross (ICRC), ordering it to close its emergency relief operations in the war-torn regions it controls. Continue reading

Somaliland oo Kacabaynaysa Bileyska Kililka Shanaad ee Itoobiya

Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ashkato ka dhan ah maamulka Killilka Shanaad u gudbisay dawladda dhexe ee Federaalka Itoobiya, sidoo kalena u bandhigtay cabasho la xidhiidha dareenno Somaliland ka qabto in kooxaha hubaysan ee dagaalka ka wada degaanka Buuhoodle ay taageero ka helaan Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Continue reading

“Syria will not be Libya; Syria will not be Iraq; Syria will not be Somalia; Syria will not be a failing state,”Syrian ambassador

At least 64 people were killed in Syria on Sunday, according to an opposition activist group, as the Arab League suspended a monitoring mission designed to protect Syrian civilians from government-sponsored violence. Continue reading

‘World’s Largest Emerald’ Owner, Regan Reaney, Arrested on Ontario Fraud Charges

The man claiming to have the world’s largest cut emerald has been arrested in Kelowna, B.C., in connection to allegations of multiple fraud offences that took place in Ontario. Regan Reaney claims the massive green crystal, which he bought recently in India, is a 57,500 carat emerald worth at least $1.15 million. His massive gem was set to be auctioned off Saturday through Western Star Auctions in Kelowna. He hoped to earn seven-figures for it at the auction.

Continue reading

Radio Saylicipress: Wareysi Boqorka Codka Soomaaliyeed Maxamed Saleebaan

[audio:http://www.saylicipress.net/opinion101/wp-content/uploads/2012/01/Waraysi-Maxamed-Saleebaan-Tubeec.mp3|titles=Waraysi Maxamed Saleebaan Tubeec]
Kutijaabi codkaaga mid kamida heesaha Maxamed Saleebaan ‘Garasho iyo wanaag’

M/kuxigeenka Somaliland oo Qaabilay Wafti Kasocda Hay’ada Al-khyr Foundation

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda Hay’ada Samo-falka ah ee Al-khayr Foundation oo fadhigeedu yahay wadanka UK. Continue reading

Warar Dheeraad ah oo Kasoo Baxay Khaasaarihii Dagaalkii Buuhoodle

waxa si isa soo taraysa u soo baxaya tafaasiisha warar dheeraad ah oo ka soo baxaya khasaarihii dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Sool Joogto oo ku yaala duleedka Magaalada Buuhoodle. Continue reading

Shirka Soomaalida ee loogu qabanayo London oo lagu casuumay Puntland, Somaliland, Galmudug iyo Ahlusunna

Shirka London loogu qabanayo Soomaalida ayaa la sheegay in lagu casuumay maamullada Somaliland, Puntland, Galmudug, Ahlusuna iyo weliba DKMG ah, iyadoo la sheegay in shirkaas uusan ahayn mid dib u heshiisiin ah balse uu yahay mid looga hadlayo xaaladda ammaan ee dalka. Continue reading

Xukuumadda Holland oo Mamnuucday Qaadashada Xijaabka ”Burqa”

Kabinet stemt in met boerkaverbod

Xukuumadda  Holland ayaa maanta oo jimcaha u codeysay mamnuucida qaadashada dharka wajiga qofka qariya ee sida , xijaabka looyaqaan burqa, maaska iyo wixii waji shareer ah oo dhan  waxaan lagu soo rogay ganaax qofkii lagu qabto isaga oo sita meelaha bulshadu iskugu timaad. Continue reading