SHIRWEYNIHII LABAAD EE XISBIGA KULMIYE OO LA SOO GABO GABEEYAY IYO NATIIJADII KA SOO BAXDAY.

Hargeysa-(Lug)- Shirweynihii labaad ee xisbiga KULMIYE, oo muddo sadex cisho ah ka socday Huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa, ayaa la soo gabo gabeeyay, waxana cod gacan taag ah lagu ansixiyay 135 xubnood oo ka mid ah golaha dhexe, oo ka kooban 172 xubnood. Continue reading

Somalis fleeing in droves – UN

NAIROBI – Relentless violence in Somalia has forced at least 15,000 to flee to neighbouring states since the start of the year, the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) said. Continue reading

INNAA LILAAHI WAA INNAA ILAYHI RAJICUUN

Dhamaan bahweynta degan wadanka Igiriiska
waxay tacsi u dirayaan Awlaadi, Ehelkii iyo
Qaraabadii in uu Eebe samir iyo imaanay ka siiyo
geeridii ku timid marxumadii SIRAAD CELI Continue reading

salal:magaciisa iyo magacaabidiisa?

salal oo ka mida gobollo hor leh oo Dahir riyaale magacaabay badhtamihii bishan ayaa magaciisa iyo iyo ujeedadiisa magacaabis aysan sidaa uga kala fogayn marka la macneeyo luqad ahaan magaca gobolku sito. waa maxay? Continue reading

Inaa Lilaahi Wa’inaa ilayhu Rajicuun

Annagoo kala ah dadka hoos ku magacaaban waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan ehelladii iyo qaraabadii ay ka baxday habaryartayo Siraad Celi. gaar ahaan innamadeedii Samaroon iyo Samatalis. Continue reading

Police continue to reinterview five men wounded in Lawrence Heights shooting

Police are continuing to interview and re-interview five young men wounded in a cold-blooded shooting two weeks ago that left an 18-year-old North York man dead. But while detectives say the five are co-operating, many members of the city’s Somali community are convinced the shooting survivors know more than they are telling. Continue reading

Death toll from Mogadishu market blasts hits 17

MOGADISHU (Reuters) – Hospitals in Mogadishu overflowed with the wounded on Sunday and the death toll from mortar strikes on the city’s sprawling main market reached at least 17. Continue reading

Blast kills 9 Ethiopians in Somalia

A massive explosion has destroyed an Ethiopian military convoy in South Mogadishu, killing at least nine soldiers and wounding many others. The blast was triggered by a remote controlled device as the Ethiopian convoy passed along the Florenza Street, which connects the Presidential Palace, or Villa Somalia, with district of Hararyale, a Press TV correspondent reported from South Mogadishu. Continue reading

Voices: Will Earth Hour make a difference?

Toronto oo nalka laga damiyey xalay si loo xuso maalita loogu yeedhay “saacada dhulka” si dadka loo xasuusiyo cimilada aduunka ee is badalysaWe asked whether you think Earth Hour will make a difference. This is just another feel-good concept that will not cause people to alter their lifestyle. Much better that the organizers promote ‘a mail the excessive packaging to the manufacturer week’ or something similar. Continue reading

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Rajicuun

Aniga oo ah Cumar Sult.Caateeye Sult. Fahiye , Xaaskayga  Fadumo Dahir
Cilmi iyo dadaka halkan ku qoran waxan tacsi kal iyo laab ah u diraynaa caruurtii, eheledii,  Somaali intii taqaanay guud ahaan iyo beeshii
ay magaceeda siday ee INA CELI, geeridii naxdinta lahayd ee ku timiday
allahaa u naxariistee SIRAAD DAHIR YAABANE oo loo yaqaanay SIRAAD CELI. Continue reading