OGEYSIIS JAALLIYADDA SOOMAALIYEED EE TORONTO

Waxaa dhammaan Xubnaha Bahweynta Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Totonto iyo
Nawaaxigeeda la ogeysiinayaa lagana codsanayaa ineey ka soo qayb galaan Barnaamij ka
hadlaya Taariikh Nololeedkii iyo Wax Qabadkii Abwaankii Waxbarashada iyo Afka Soomaliga ee MARXUUM HASSAN SHEIKH MUUMIN. Continue reading

Maxaa uu Ku Danbayn Doonaa Aayatiinka Xeebaha Gobolka Awdal

Su ‘aashan aayaa ah mid ku soo noq noqota maskax kastoo jecel ama danaynaysa arimaha
deegaanka  xeebaha iyo baddaha quruxda iyo qaayaha badan (marka xeebta laga  joogto)
ee awdal. Continue reading

Tacsi: Marxuun Cumar Muxumed (Cumar madoobe)

Tacsi: Dhamaan bahwaynta saylicipress iyo dadka hoos ku qaorani waxay tacsi u dirayaan
qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay alla ha; u naxariistee marxuun Cumar Muxumed (Cumar
Madoobe) oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Borame. Continue reading

A Tribute to Hasan Sh. Momin: An Ordinary Man with Extra-ordinary Insight.

gode halaq miyaad tahay
hadba marada ii gala
gabaldaye miyaad  tahay
haba gees u jeesada ,
godad layntu waa maxay
waad iga gardaran tee… Continue reading

Muuqaalka Sawiradii Xoolihii ay laayeen dhawaan Roobabkii ka Da’ay G/Awdal -Cidna Uma Maqna Ceelna Uma Qodna Dadkaas ay dhibaatadu gaadhay !

Hashim Goth, G/Awdal, 30 Jan. Muuqaalada Sawiradan waa meelo ka mid meelihii ay
xooluhu ku dhinteen roobabkii xooga badnaa ee ka da’ay bishan 17 ilaa 20dii, waxay
ku tusinayaan reer dhan oo buuxay oo ay u hadhay WAXARYAR, Xeryo Madhan iyo
Guryo laga guuray, Continue reading

An Appeal For Immediate Humanitarian Help

On the 13th of January 2008, a natural disaster befell on a vast area in the Awdal
region and Gabiley District of Somaliland. Frozen rains accompanied by winds
exceeding a 100 km/hour hit the region for three consecutive days. Continue reading

Check out my Slide Show!

President Bush’s last State of the Union

BushSame promise, same threat

by Reinout van Wagtendonk

29-01-2008

In his final State of the Union before handing over to the next president, George W. Bush called on Congress to approve the economic stimulation measures agreed last week. Continue reading

The State of the Union

Six years ago, President Bush began his State of the Union address with two powerful sentences: Continue reading

Xasan Sheekh Muumin: Abwaankii Qaaliga ahaa

Allah ha unaxariistee, Marxuum Abwaan Xasan Sheekh Muumin, wuxu ahaa nin aad looga qadariyo dhammaan geyiga Somaalidu degto ee Geeska Africa. Wuxuna ku caanbaxay suugaan iyo hal abuurro xikmadoodu aad u qoto dheer yihiin oo dhadhankoodu aad u sareeyo. Continue reading