Djibouti, Ethiopia, Kenya and Somalia: Drought and Food Crisis Information Bulletin No 1

Map showing countries affected by droughtGlide Nos: DR-2008-000043-ETH, DR-2008-000043-SOM and OT-2008-000043-DJI, OT-2008-000043-KENThe March to May 2008 rainfall forecast released by IGAD Climate Prediction and Applications Centre (ICPAC) and partners during their 21st Climate Outlook Forum indicates an increased likelihood of near normal to below normal rainfall over much of the Greater Horn of Africa during the March to May 2008 season. Continue reading

Golaha Guurtida Oo Hal Sano U Kordhiyay Madaxweynaha Somaliland.

Hargeysa-(Lug)-Golaha guurtida Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay in muddo hal sano ah loo kordhiyo mudada xil-haynta Madaxeyne Rayaale, oo ku eg bisha May ee fooda inagu soo haysa. Continue reading

U kordhinta Rayale ayaa muujinaysa dimuqraadiyada Africa inay Mugaabi iyo Kibaki ka shidaal qaadato

Wararka naga soo gaadhaya Somaliland ayaa sheegaya in madaxwayne Rayale uu guurtidu u kordhisey mudada uu xukunka sii haynayo, arintani waxay muujinaysaa sobobtani waxay sii xoojinaysaa carqalada uu ku hayo umada iyo geedi socodka dimuqraadiyada isagoo ku taagan jidka Mugabi laakiin uma suurto galayso inuu noqdo Mugaabiga Somaliland. Waayo dadku waa ay naceen oo way ka daaleen dawladan magaca ah. Continue reading

Qarax Ka Dhacay Gudaha Dhismaha Golaha Guurtida Ee Magaalada Hargeysa.

Hargeysa-(Lug)-Qarax wayn ayaa maanta duhurkii ka dhacay Dhismaha Gudaha Golaha Guurtida magaalada Hargeysa.
Qaraxan oo dhacay abaaro 12:30 duhurnimo xili ay badi ka rawaxeen Xildhibaanada Golahaasi iyo Shaqaalahooduba,waxana qaraxaasi waxyeeleeyey Daaqadaha iyo qalabkii yaalay qaar ka mid ah Xafiisyada Golaha. Continue reading

Burundian peace keeper dies in Somalia

Bujumbura, Burundi – A soldier has died of his injuries following a truck bomb attack by an Islamic terrorist group against the base of the Burundian peacekeeping contingent in Mogadishu, Somalia, National Defence Force (FDN) Spokesman, Lt.-Col. Adolphe Manirakiza said here Wednesday. Continue reading

Somaliland: Transitional Government is a ‘Mirage’

The Transitional Federal Government (TFG) in Somalia is practically non-existent, as it is unstable and has failed to stem the violence washing over Somalia, a Somaliland official said. Continue reading

Adal Pride: Ahmed Gurey Dirtiisii Dunada Joogtay Baan Nahay!

By Saylicipress.netIyadoo wadanka Maraykanka laga xusayo dilkii loo gaystay halyeygii waynaa ee umada madow u guntaday inuu kasoo saaro dhibaatada cunsiriyada ee lagu hayo. Halyeygaas oo ahaa Dr. Martin Luther King oo bidhii afraad 1963 -kii lagu toogtay arbeeko ku taala gobol ka Tenesea magaalada Memphis la yidhaahdo. Gobolkan oo ka mid ah Gobolada koonturta Maraykanka  ee dadka madow sida wayn loogu dhibay wakhtigii midab kala sooca. Continue reading

Roadside bomb kills six in central Somalia: witnesses

NAIROBI (AFP) — Six people were killed Monday when a roadside bomb targeting a government vehicle exploded in central Somalia, witnesses and an official said. Continue reading

Djibouti hunts for abuse suspects

A court in Djibouti has issued international arrest warrants for five French nationals suspected of sexually abusing children in their care. Continue reading

The Nile, Egypt, Abyssinia, Somalia, and Somaliland

It is strange how an earlier article of mine on the impossibility of an equation between Kosovo and Somaliland gave birth to an incredible reaction and article from the part of (a supposedly Somali of the breakaway and unrecognized state of Somaliland) Mr. Ahmed Ali Ibrahim Sabeyse. Continue reading