Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Marxuumad Cibado Cali Xassan

Annagoo ah dadka hoos ku qoran degana magaalada “Seattle” ee cariga Mareykanka, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay Marxuumad Cibaado Cali Xasan oo 24kii January, 2012 ku geeeriyootay cusbitaal ku yaalla degmada “Renton”.

Continue reading

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Shirka London Uga Furmaya Somalia, Dagaalkii Buhoodle Iyo Shirkii Taleex Ee Beesha Dhulbahante Kaga Dhawaaqday Khaatumo State

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka hadlay markii u horaysay Shirka dawlada Ingiriisku ay ugu qabanayso bisha February ee socota London kooxaha Soomaalida, kaas oo sheegay inay ku gudo-jiraan wada tashiyo ay kaga arrinsanayaan mawqifka ay ka qaadanayaan Shirkaasi Dawlada Britain ku casuuntay Somaliland inay ka soo qayb gasho. Continue reading

M/kuxigeenka Somaliland Mudane Saylici oo Markale Soojiitay Indhaha Saxaafada iyo Rayiga Dadweynaha Kunool Somaliland

Rayi ururin ay sameeyeen shabakadaha warbaahineed ee muxaliga ah ee sida Saylicipress, Bakipress , Awdalmedia, Hargeysatimes  iyo Mysomaliland ayaa waxay  cadaysay in dadweynaha ku nool magaalooyinka waaweyn ee Somaliland  inta badan ay taageero iyo jacayl u hayaan  eng. C/raxmaan C/llahi (saylici) oo ah madaxweyne kuxigeenka jamhuuriyada soomaliland  taas oo ku kasbaday  dhacdooyin kala duduwen oo soo maray  masuulkan  xafiiska madaxtooyada jooga inka yar labo sano. Continue reading

The Debating Chamber – UK Conference Aims to Tackle Causes of Somalia Troubles

So far, we’ve had an overwhelmingly positive reaction to British Prime Minister David Cameron’s announcement to host a Conference on Somalia in London next month. After 20 years of sliding backwards, it’s clear – and welcomed by many – that Somalia needs a step-change in effort, both from the international community, but also Somalia’s political leaders. Continue reading

Open Letter to the President of Somaliland Republic

To President of the Republic of Somaliland: His excellency Mr. Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo

Hers Haji Ali and Mohamed Abdullai, the Somaliland foreign minister should be removed from power Now

A joint paper of advice put forth by the undersigned intellectual, professional and Concerned citizens

Continue reading

Top U.N. Official Moves to Somalia as Violence Rages

The U.N. special envoy to Somalia moved to Mogadishu on Tuesday for the first time in 17 years, signaling international support for a government fight against Islamist rebels and preparations for elections this year. High-level officials from the United Nations have been based in Kenya’s capital Nairobi since 1995 because of security concerns, although its Political Office for Somalia had a few political officers in the capital Mogadishu.

Continue reading

Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somaliland/Somalia iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somaliland/Somalia James Swan, ayaa socdaal ku yimid dalka, waxaanu sheegay inuu xukuumadda Somaliland kala hadlayo xaalada guud ee mandaqada ee dhinaycada nabadgelyada iyo horumarkaba. Continue reading

Prof Axmed Ismail Samatar:Waan Diidanahay ku Dhawaaqida Awdal iyo Khatumo States isku Heynta Somaliland ayaa ka Muhiimsan

Wareyesi shabakada Qurbejoog la yeelatay Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa waxa uu uga waramay safar uu dhawaan ku tegay magaaloyinka Muqdisho iyo Nairobi kiyoo ay weheliyaan xubno ka tirsan Xusbiga Hiil Qaran. Prof. Samatar waxa uu sawir naxdin iyo rajoba ka muuqato ka bixiyay waxyaalihii uu halkaa ku soo arkay.

Halkan Riix:  http://www.somalidiasporanews.com/Wareysiyo/samatar.mp3

 

Madaxwayne Siilaanyo ha Kala Doorto: Madaxwayne ku Xigeenka iyo Xirsi Tooriile by Xassan Xaaji

Anagoo ah dhamaan beelaha galbeedka dalka Somaliland waxaan aad uga xunahay waxaa uu la kulmay madaxwayne ku xigeenku, isla markaana ah madaxwaynahayagii hadii aanu nahay beesha Samaron.

Continue reading

Bahweynta Gadabuursi ee ku Nool Wadamada Reer Galbeedka ayaa Taageero Buuxda Siinaaya Qaranimada Somaliland iyo Xil ka Qaadista Xirsi Tooriile

“Madaxwayne Silanyo ha kala doorto beelwaynta reer Sheekh Samaron iyo Xirsi Tooriile! Haduu wax ka qaban waayo Xirsi go’aanku wuu cad yahay” by Xassan Xaaji

Bahweynta gadabuursi ee ku dhaqan wadamada reer galbeedka sida UNITED KINGDOM , U S A , CENTRAL EUROPE , NORWAY , SWEDEN, CANADA , DENMARK , AUSTRALIA , NEWSEALAND , IYO KHALIIJKA.

Continue reading