Video: Dugsiga Sare ee Hoyga Geb oo Caawin Gaadhay Kana Warbixyeen Telefishanka Caalamige ee Dalalka Carabtu

GEB, SELEL – Dugsiga sare ee hoyga Geb oo si caalamiya loo siyaartay loona soo bandhigay sidii wax looga qaban lahaa abaaraha iyo dhibaatada roob la’aantu keentay ee shacabka xeebaha Awdal iyo Selel baryahan danbe ku habsaday ayaa warbixin caalami ah oo afka Carabiga ah waxa ka diyaariyey telifishano dalalka carabta laga leeyahay. Iyadoo warbixintu xooga saartay sidii dhinaca kale ardayda iyo shacabka degaanka loogu heli lahaa xal waara oo ay kaga gaashaantaan abaaraha iyo aqoonta oo ay dhamaan caruurto awood u yeelato inay ka qadin. Waxa halkaa hadalo ka jeediyey suldaanka guud ee beelaha galbeedka Somaliland Suldan Ibrahim Jamac Samatar, Mudane Cumar Yusuf Buxane (Cumar Sugar), iyo maamulka dugsiga Geb gobolka Selel.

 

TrackBack Identifier URI