Daawo Video: Trailer Filin Cusub Oo Laga Sameeyey Burcad Badeedda Oo Lamagac Baxay“Kapringer:A Hijacking”

Filinkan  cusub oo ay samayntiisa leedahay  Denmark ayaa ka sheekaynaya wadahadalada ka dhex dhaca dadka Maraakiibta iska leh, Shaqaalaha, iyo Afduubayaasha (Burcad Badeedda).

Filinkan oo magaciisa la yiraahdo Kapringen: A Hijacking ayaa lagu wadaa inuu noqdo mid dadku ay aad u xiiseyn doonaan, si wanaagsanna loo soo duubay.

HADABA HOOS KA DAAWO FILMKII OO DHAMAYSTIRAN

TrackBack Identifier URI