Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca dhammaan tafiirta reer CAATEEYE FAAHIYE – Tacsi Docgal

INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca dhammaan tafiirta reer CAATEEYE FAAHIYE (oo magacdooda an
lasoo koobi karin),  meel kasta oo ay adduunka ka joogaanba.
Waxan ka tiiraanyaysanahay kana tacsiyaynaynaa geerida ku timid marxuun XUSEEN CUMAR BARRE
(Docgal).  Waxan marxuunka Ilaahay uga baryaynaa inuu ka waraabiyo Naxariis Janno, ehelka iyo qooyskana
ka siiyo samir iyo Iimaan.  

Waxan si gaar ah tacsidan ugu gudbinaynaa Edadayo IKRAAN XAAJI DAA’UUD WARSAME.

INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

Cabdiqani Yuusuf Caateeye.

London UK

hiildan@yahoo.com

2 Comments

  1. CAATEEYE FAAHIYE (oo magacdooda an
    lasoo koobi karin), meel kasta oo ay adduunka ka joogaanba.
    Waxan ka tiiraanyaysanahay kana tacsiyaynaynaa geerida ku timid marxuun XUSEEN CUMAR BARRE
    (Docgal). Waxan marxuunka Ilaahay uga baryaynaa inuu ka waraabiyo Naxariis Janno, ehelka iyo qooyskana
    ka siiyo samir iyo Iimaan.

    Waxan si gaar ah tacsidan ugu gudbinaynaa Edadayo IKRAAN XAAJI DAA’UUD WARSAME.

    INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

    .

  2. waxaan tacasi u dirayaa abtigay xuseen cumar baree waxana uu ku geriyooday xafadaan galo


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a comment