Beelaha Maxamed Case Bayaan Ka Soo Saaray Mudo Kordhinta Golaha Guurtida Iyo Taageeridooda Xisbiga Kulmiye.

Boorama-(Lug)-Salaadiinta Cuqaasha aqoonyahanka iyo waxgaradka Beelaha Maxamed Case ee gobolka Awdal ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Boorama ku soo saarey bayaan ay kaga hadlayaan aragtidooda ku wajahan mudo kordhintii ay dhawaan golaha guurtidu sanadka ugu kordhisey Madaxweyne Rayaale.Qoraal Dheer Oo Ay Arintaasi Kaga Hadlayaana Wuxu U Dhignaa Sidan:

“Hadaanu nahey Salaadiinta,Cuqaasha Waxgaradka,iyo Aqoonyahanka Beelaha Maxamed-Case ee gobolka Awdal waxaanu cadeyneynaa mowqifkayaga ku wajahan mudo kordhinta Golaha Guurtidu mudada Sanadka ah ugu kordhise Madexweyne Rayaale taas oo macnaheedu tahey “MADFAC CIID KAGA DHACEY” Golihii odayaasha waxananu leenahey horeyso iyo danbeysaba cid u riyaaqdey iyo cid soo dhaweyneysaa majirto oo bulshada Awdal ah wuxu todoba sano ku qaban waayeyna sanad ku qaban maayo.

waxaanan Bayaankayagan ku cadaynaya inaan Taageero Hiil iyo Hoo ahba la garab taagan nahay Xisbiga Kulmiye.

MAGACYADA XUBNAHA BAYAANKAN KU SAXEEXAN.

1-Suldaan C/raxmaan Muuse Geele
2- Suldaan Daahir Cusmaan Cilmi
3-Suldaan Muuse Cilmi Dugsiiye
4-caaqil Muuse Xuseen Faatax (saxane)
5-caaqil Maxamed Siciid Samaale
6-caaqil Maxamuud Bile Maxamed(faaliye)
7-caaqil Sheekh Siciid Meydhane Isaaq
8-caaqil Maxamuud Muuse Daahir
9-odey Yaasiin Jaamac Abiib
10-odey Raage Riiraash Shirdoon
11-C/raxmaan Cumar Dhinbiil
12-Jaamac Ibraahim Aaye
13-Daahir Xasan Warsame
14-Mahdi Ibraahim Xaaji Kheyre
15-Axmed Ismaaciil Jaamac
16-Cilmi Cabdi Xaaji Kaamil

 

Lughaya News

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a comment