Madaxweyne Kuxigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland eng. Saylici oo Dadka Kubaraarujiyay Nabadgalyadda Dalka

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta ka qayb galay carwo lagu soo bandhigayay qaybaha farxahxnimadda, gabayadda, mutidda iyo waliba qaybaha kalla duwan ee ay nabaddu lee dahay. Carwadan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay haayadda kow media corb, waxana ka soo qayb agalay madaxweyne ku xigeenka somalilnad C/raxmaan C/laa

 

hi Ismaaciil (saylici), wasiirka kaluumaysiga C/Laahi Cismaan Geel Jirre, Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo Marti sharaf kalle oo aad u fara baddan.

waxa munaasibadaasi ka hadlay Maamulaha Media Corb C/laahi Axmed C/laahi waxana uu sheegay in Kow Media COrb ay ka mid tahay Warbaahinta Dalka, isla markaana loo adeegsaddo qa

ybta horumarka iyo nabadda .

Sheekha oo isna halkaasi ka hadlay ayaa u m ahadnaqa cid kasta oo soo qaban qaabisay Bandhigan waxana uu sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu ka soo qayb gallo bandhigan Kaluumaysiga C/Laahi Cismaan Geel Jirre oo hadal kooban jeediyay ayaa sheegay in uu bandhigani yahay mid muhiimad gaar ah ugu fadhiya Somaliland.

ugudanbeyntii waxa xafladan ka hadlay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici oo ugu danbeyntii xafladdani ka hadlay ayaa sheegay in uu bandhigani yahay mid muhiimad gaar ah ugu fadhiya dalka, waxana uu tilmaamay in bandhigani kaalin muhiimad ah u yahay dalka.

IMG_1371
IMG_1340IMG_1370IMG_1381IMG_1387IMG_1400IMG_1366IMG_1369IMG_1339IMG_1337IMG_1336

 

 

TrackBack Identifier URI