Ciidamo Jabuutiyaan Ah Oo Lagu Magacdaray Hiil Ayaa Gordhaw Ka Degi Doona Magalada Muqdisho

Djibouti(SPN) Ciidamo jibuutiyaan ah ayaa la filaayaa inay gordhow gaaran magalada muqdisho cutubyadan loogu magac daray (HIIL) ayaa  ku biiri doona sagaal boqol oo ciidan oo hore uga joogay magalada muqdisho kuwaas oo qayb ka ahaa howlgalada AMISOM ka wado magalada muqdisho.

Madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maalinti madaxbannaanida dalkaasi ee 27 June ku dhawaaqay in ciidamo dheeraad ah uu udiridoono Soomaaliya kuwaasoo uu ugu magacdaray Hiil, waxaana qeybtii ugu horreysay ee ciidamadaasi la filayaa in maanta ay soo gaaraan Muqdisho.

Iayadoo  halkaas ay ku soo dhwayn doonaan sarakiisha ugu saraysa amisom iyo waliba sidoo kale generalada ciidamada xooga dalka somaliya ugu saraysa.

 

TrackBack Identifier URI