Hanbalyo – Axmed Cisman Ducaale iyo Khadra Xuseen Samaale oo Wiil ugu Dhashay Magaalada London, UK

LONDON – UK: Bahda SayliciPress iyo asxaabtoodu waxay Hanbalyo u gudbinayaan Axmed Cisman Ducaale iyo Khdra Xuseen Samaale (Rabiish) oo wiil ugu dhashay magaalada London ee dalka England. Wiilkii lagu nastee diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisa anfaca ilaahay haka dhigo aaamiiin;

Tahniyad Dhalasho Wiil iyo Caano

Bahda Saylicipress waxay habalyo u direysaa Cabdikhadar Cumer Nuur iyo Umalkhayr Mustafe Muuse oo wiil ugu dhashay wadanka Holland habeenkii jimcihii ee 30 march 2012. Continue reading

Hambalyo! Hambalyo Degmada Quljeed iyo Masuuliyiinta Magacaabay Labadaba

Bahda saylicipress waxay hambalyo u direysaa  degmada cusub ee gobolka awdal ku soo biirtey ee Quljeed  iyo dhamaanba masuulyiinta degmada cusub oo aan leenahay ilaahay xilka ha idiin fududeeyo Continue reading

Hanbalyo: Waa wiil – waxana loo bixiyey Sacad

Dhamaan bahadda saylicipress iyo aabo muumin dhinbiil, hooyo malayko ciise, xassan mumin, dacada mumin,sacadda xassan, jamaal, farxan barkhad, dhamaan rer mumin dhinbiil iyo rer barkhad xassan oo kalla jooga Garbodadar, Saylac,Djibouti, boorame. gabiley iyo  U.S.A. waxa ay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan. Continue reading

Madaxdii Ururka QARAN oo la sii daayay

Madaxdii ururka QARAN ee Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid ayaa xabsiga laga soo daayay   aroornimadii hore ee maanta, Salaasa 18/12/2007,  kadib markii ay xabsigu ku jireen muddo shan bilood ku dhow (144 maalmood) iyaga oo dawladdu u xidhay sifo siyaasadaysan oo guud ahaan
laysku raacay inay sharciga baalmarsantahay. Continue reading

HANBALYO MUSHARAXA G/GEENKA XISBIGA KULMIYE C/RAXMAAN ZAYLICI

marka  hore waxan halka  kadirayaa hanbalyo aan la soo koobi karin  oo  ku socota musharaxa madaxwayne kuxigeenka  jammhuuriyada somaliland  Eng.C/raxmaan C/lahai Ismaaciil  Wadaad C/raxmaan Zaylici oo maanta  oo bandhigay  musharaxnimada  jagada madaxwayne kuxigenka xisbiga kulmiye. Continue reading

Hanbalyo!!! Ardaydii ka qalin jabisay jaamacada Camuud!!!

Hanbalyo!!! Ardaydii ka qalin jabisay jaamacada Camuud!!!Bahda Saylici waxaan ugu baaqaynaa dhamaan ardayda qalin jabisay oo aan ka dooran doono labada arday ee ugu saraysa dhibco ahaan marka la isku celceliyo imtixaanada laga qaaday ama (cumulative GPA-ga ugu sareeya haysta), iyo kuwa qoraalkoodu ama ujeedadooda waxbarasho ay muuqato. Continue reading