Somaliland Allow Dhawr –

Garaadkii Miyuu Bukooday !!!

Garaadkii miyuu bukooday

Wanaagii miyuu gaboobay

Gayaankii miyuu dhamaaday Continue reading

Dib u xusid: Bal Akhri Sida Hadrawi u Xusay Aqoon La’aanta Rayale ka Haysata Maamulka iyo Maaraynta Umada

Abwaan Hadraawi (Hargeisa) Guddoomiyihii ergadii dhex-dhexaadinta; Abwaan-Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ayaa soo saaray, war-bixin dheer oo qoraal ah oo xanbaarsan talooyin cul-culus oo si toos ah ugu socda Madax-weyne Riyaale, iyo weliba hoga-tusaalayn guud, oo ka dar-daar werinaysa xaaladdaha dhinacyada kala-duwan ee dalku maanta ku sugan yahay,

Continue reading

Caku Garsho Hoosaay! Gabaygii daweeye ee ka hadlaayey cadaalad darada ka taagan dalkii hooyo ayaan mar labaad xusaynaa

Taariikhda soo noqnoqonaysa ee ka taagan dalkii hooyo – Dawlada Dahir Rayale iyo Maamulka Badhasaabka oo ku bahoobay ugaadhsiga wariyayaasha. Bal u fiirso dhacdooyinka soo noqnoqonaya caqligaaga la kaasho sidii looga bixii lahaa. Xoriyatul qowlkii ayaa edeg galay – horumarka ayaa la hortaagan yahay maxaa xal ah? Continue reading

Ayaa been yahay kudila

Ayaa beeneey  kudila
Ayaa budhcad yahay kuqala
Ayaa bahal yahay kuhoga
Ayaa boogeey kudhaya
Ayaa bararoow kusara
Ayaa beeneey kunaca Continue reading

Waxay diidayeen shalay bay nagu dayaan maanta

Maansadan waxa layidhaa duco waxayna u kala baxdaa “ARAAR” iyo “TILMAAN DULMI” iyo “DUCO”

Waana maanso illahay “SWT” aan kaga baryayo in uu dadka soomaliland simo.

Waxana weeyaan maanso uu ka nixi doono qof kasta oo jecel dulmiga jiraayi in uu sii jiro. Qofkase jecel iin ay simaan qabiilada  iyo dadka ku nool Somaliland waxa hubaal ah in uu AAMIIN xaga dambe kaga dari doono. Continue reading

Kadaa Daahiroow Kadaa

Waxa wax laga naxo ah in maanta dadka reer Awdal ay si dhibyar uun uga hadlayaan gobolkan gabiilay oo sida uu u muuqodo ah mid larabo  in dhul Awdal kamida ah hadyad loo siiyo. Run ahaantii waa nasiibdaro in madaxwaynaha oo ah nin aan aad uqiimeeyi ku fikiro arimahan oo kale. Mase aha in laga yeelo hadii uu isagu garan waayo. Gabiilay buu xadku Awal ku joogay maantana Diluu marayaa. Continue reading

GAYAANKAYGU WAA AYO?

Mid aan diinta garanayn
Garaadkiina laga tiray
Marti gogol uxaadhayn
Gacalkana hingaadisa
Guulaan kahoos galay Continue reading

wagareey ka waawayn tani waa kawaasacan

Wagareey kawaawayn

Tani waa kawaasacan

Koonkani warbaa jiraKaftan beenabaa jira

Continue reading

Maanso (jacaylka maxaa abuura)

kolay anuu sheegi maayo
aqoon ini kaafiyaysee
itaalkaygii tixeed
ilhaaminta eebahay Continue reading