Part I – Cabdirahman Aw Cali ma ka jawaabay dilkii loo gaystay reer Borama siiba laba muwaadin oo ee

waxa media-yaha ku loo isticmaalaa in cod la siiyo dad badan oo aan cod lahayn adigoo xaqa kuwa codka lehna ilaalinaya. waxaan maanta xusaynaa inaan halkan ku falanqayno dilkii ka dhacay magaalada Borama iyo Berbera 1991 ee loo gaystay laba muwaadin oo reer Awdal ah iyadoo aanan ilaawayn inta Hooyo, Aabo, waayeel, gabadh, wiil, ilmo-yar, aqoon yahan, sheekh iyo shariif la dilay intii dagaalka sokeeye socday oo meel kastaba leh; degmo iyo tuulo kasta oo ka mid ah degaanka umada Soomaaliyeed ku nooshahay – Somaliland, Somaliya, NFD, iyo Somali Galbeed. Continue reading