Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday MARXUUN XUSEEN – Docgal

INAALILAAH WA INAA ILAAHI RAAJICUUN

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday MARXUUN XUSEEN CUMAR BARRE ( DOCGAL) ,oo ku geeriyooday magaalda hargeisa , waxaanan tacsidaa  gaar u gu diraynaa xildhibaan IKRAAN X. DAAUUD WARSAME, waxaanan ilaahay ilaahay ka baryeynaa inuu samir iyo  iimaan saadiqa ilaahay ka siiyo, isagana ilaahay janadii farduusa ka waraabiyo,  AAAAAAMMIIN.Waxaa tacsidaa diraya:

Anisa musse kaahiye
Johara musse kaahiye
Farduusa muuse kaahiye
Nimco hana muuse kaahiye
Nagaad abdi khaliif
Amaal Abdi kaliif
Nafiisa maxamuud cige
Sacaada x. muxumed suldaan
Saamiya daahir buraale
Hassan Ali ibraahim
Haaruun Hadi COOFle
Rashhid ADBDI Bakaal
Rashhid Cumar diiriyeh
Abdi Adan(ABDI BUUR)

Xassan Ibrahim
ihassan8@hotmail.com

1 Comment

  1. INAA ilaahi wa inaa ilaahi raajicuuun

    Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeri yooday marxuun NADABOON DAYIB GUURE FAARAX oo shalay tariikhdu markay ahyd 27/6/2009 ku geeriyooday madalada Qardho ee gobalka KarKaar waxaan leenahay eheladii uu ka geeriyooday samir iyo iimaan alle ha idinka siiyo janadii fardowssana alle haka waraabsho Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamin Waxaa diraaya tacsidaan Dhamaan Aqoonyahanka rer Puntland Ee ku dhaqan Gudaha Puntland .

    • DR: cabdi Raxmaan Xaaji cilmi (DR BURCI)
    • ENG: Abdi fataax Cabdi laahi Cartan (JAY JAY)
    • Dr: Axmed siciid Qaloonbi (Qaloonbi)
    • ENG: Cabdi qaadir maxamed saleebaan (Xiddo)
    • Pro: Maxamed xassan Cabdi Gooni


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a comment