Waxan tacsi udiraynaa Xildhibaan Ihraan Haaji iyo caruurteeda iyo ehelada reer Docgal

Inaa lilaah wa,ilaahi raajucuun

Waxan tacsi udiraynaa Xildhibaan Ihraan Haaji iyo caruurteeda iyo ehelada uu ka baxay marxuum
Xussen Cumar Barre. Waxanan ilaahay ugabaryaynaa marxuumka in uu janadii fardawasaad ka
waraabiyo. AMiinWaxa tacsida diraya

Farxaan awfaarax sigad  
Cabdiraxmaan awfarax sigad
Madiina awfaarax Sigad
Xaliimo Muxumad Sacad
Sahra Awfaarax sigad
Kaltuun Cali Cabdillaahi
Amina Cabdilaahi Farax
Maxamed Cali Cabdilaahi
Cabdale awfaarax sigad

Inaa lilaah wa,ilaahi raajucuun

Cabdale Farah Sigad
sigad12345@yahoo.co.uk

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a comment