Xukuumadii wadanka Holland oo dhacday iyo Doorashooyin Laqaban Doono 12ka September 2012

Xukuumadii wadaaga ahay ee  wadanka Holland ee uu soo dhisay raysal wasaare Mark Rutte  oktoober 2010 ayaa dhacday   ka dib markii uu ka baxay   xisbiga mayalka adag  ee  lagu magacaabo PVV ee uu hogaamiyo Geert Wilder. Continue reading